Maxaad u baahantahay inaad ogaato xaaladda Coronavirus ee Kenya dhexdeeda? - CORONAVIRUS -COVID-19
- hnunow
- Apr 14, 2020
- 2 min read
1. Ma ka jiraan keesas la xaqiijiyay ee cudurka Coronavirus wadanka Kenya?
Haa. Hadii aad ka shakido in adiga ama qof kale oo kuu dhaw uu taabatay qof kaso socdaalay ama kaso safray wadamada uu xanuunka Coronavirus ka jiro 14kii maalmood ee u dambeeyey, la xidhiidh wasaaradda caafimaadka 0800721316 (Bilaash); 0732353535; 0748592558.

Comments